Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Gudoomiyaha Guurtida Somalialnd”Somaliya Maxay Ka Qaban Karaan Saldhiga Berbera Laga Siiyey Imaraadka , Ma Iyagaa Leh Meesha Somaliland Ayaa Iska Leh

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha ka jira Somaliland iyo dagaalkii dhawaan ku dhex laba beelood oo walaalo ah koonfurta magaalada Laascanood .

Sidoo kale Gudoomiye Saleeban ayaa waxaa uu ka hadley mooshinka ka dhanka ah Saldhiga Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka magaalada Berbera oo hor yaala baarlamaanka Somaliya waxaana uu sheegay in aanay baarlamaankaasi wax ay yeeli karaan heshiiskaasi aaney jirin

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...