Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Wax Ka Ogow Safarka Uu Gaas Ku Joogo Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Gaalkayco ee xarunta gobolka Mudug kula kulmaya Waxagardka gobolka iyo Mas’uuliyiinta dawlada, ka dib markii uu Gaalkacyo gaaray maalintii shalay.

Kulanka ayaa looga wada hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin amaanka, hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha ee Gobolka gaar ahaan dhismaha garoonka Gaalkacyo iyo arrimo kale oo khuseeya hormarka Gaalkacyo.

Gaas ayaa Odayaasha uso bandhigi doona dhismaha garoonka iyo sida uu doonayo in loo dhiso garoonka loona qorsheeyay.

Madaxweynaha ayaa ku sugnaan doona magaalada Gaalkacyo, halkaas oo uu ku shaqayn doono muddooyinka soo socda.

Gaas ayaa bilihii tagay ku shaqaynayay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Puntland ayaa shirad laga leeyahay dalka China oo lagu magacaabo CCECC, taas oo dhisi doonta garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland oo somaliland hanjabaad udiray isagoo sheegay inaan Doorasho ka dhacayn Sool iyo Sanaag
- Aug 20, 2017
Cabdixakiin Camey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa wacad ku maray inaysan doorashooyin Somaliland ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan dalxa oo ka hadlay maamulada Dalka oo Dawlado gaar ah ismooday
- Aug 20, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in ujeedkii iyo hadafkii laga lahaa nidaamka Federaalka ...
SAWIRO:-Wasiir Xoosh oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka
- Aug 20, 2017
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen ...