Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Qado sharaf u sameeyey Culimo Nadwo Diini ah ku qabtay magaalada Boosaaso

Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa hoygiisa magaalada Boosaaso qado sharaf ugu sameeyey culimo soomaaliyeed oo dalka dibadiisa iyo gudihiisa isaga kala timi , kuwaas oo Masjid Rowda ee magaalada Boosaaso qabtay Nadwado sanadle ah oo la qabto , taas oo noqonaysa nadwadii 15-aad.
Culimada uu Boqorku casumay waxaan ka xusi karnaa Sheekh Daahir Aw-Cabdi ,Sheekh Axmed Daahir ,Sheekh Dr Aadan ,Sheekh Abdiwahaab Ibraahim Isxaaq ,Sheekh Dr Xassan ,Sheekh Cali Warsame ,Sheekh Axmed Cabdisamad ,Sheekh Maxamed Macalin ,Sheekh Bukhaari ,Sheekh Maclin Mowliid ,Sheekh Axmed Faarax Gaas, Sheekh Fuaad Aflow ,Sheekh Axmed Yuusuf Daad , Sheekh Faarax Cajab iyo ,Ganacsato , Waxgarad iyo masuuliyiin kale.
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo hadal jeediyey qadada kadib ayaa culimada iyo waxgaradkii kale ee uu casumay u mahadceliyey , waxaana uu qeybtooda dalka dibadiisa ka timi uga mahadceliyey imaanshahooda iyo doorka wanaagsan ee ay markasta ka qaataan Ilaalinta diinta iyo dhaqankeenna suuban

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:- Ra’iisul-wasaaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku tagey qaar ka mid ah Xarumaha Ciidamada Dawladda ee Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer ...
DEG-DEG:-Maleeshiyaad Hubeysan oo dad uu ka mid yahay Ganacsade caan ahaa ku dilay magaalada Caabudwaaq
- Jul 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Mleeshiyaad bhubeysan ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Eng Idiris”Duqeynta Shacabka Gedo iyo dhoofinta Dhuxusha Kismaayo Xisaab ayaa ka dambeysa”
- Jul 23, 2017
Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Dalka Finland ...