DHAGEYSO:-Qarax la la eegtay Wafdi Gurmadka Abaaraha la socday
Magaalada Muqdisho duleedkeeda Waxaa Qarax miino lagu eegtay Xubno ka socday Gudiga Abaaraha Soomaaliya Maamulka gobolka iyo Hay,adaha Deeqa Bixiya Xubno ka socday.
Qaraxan ayaa waxyeelo nafaad aan gaysan waxaana Bur-Bur soo gaaray Gadiidkii ay wateen gudiyadaasi qaar kamid ah.
Xiliga Qaraxan uu dhacayey ayaa wararku sheegayaan inay Wafdigan ka yimaadeen magaalada Muqdisho kuna siijeedeen Degmada Afgooye oo wadda xiriirsa ay Safar ku ahayeen.
Wafdigan oo uu hogaaminayey Maamulka gobolka Banadir ayaa kadib qaraxii waxaa Radio Risaala la hadlay Gudoomiyaha gudiga gurmadka abaraha Soomaaliya Shiikh Nuur Baaruud Gurxan.
Loading...