Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO:-R/wasaaraha Soomaaliya Kheyre oo kormeer aan hore loo sii shaacin ku tagay xarunta wasaaradda maliyadda Soomaaliya

Xasan Cali Khayre Raiisul Wasaaraha Xukumada  Soomaaliya  ayaa maanta waxa uu booqasho kutagay Xarunta Wasaarada Maaliyada ay ku leedahaya magaalada Muqdisho waxaa halkaasi uu kula kulmay shaqaalaha wasaarada Maaliyada soomaaliya oo watay shaqo maalmeedkoodii Caadiga  ahaa.

Raiisul Wasaaraha Xukumada  Soomaaliya ayaa mid mid u Booqaday Xafiiyada ay ku shaqeeyaan Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Soomaaliya waxa uuna la kulmay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaarada oo waxbixino ka siiyay sida ay shaqada u socoto.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in uu  booqan doono dhamaan xafiisyada Wasaaradaha Dowlada si uu u ogaado Wasaaradaha Shaqaynaya iyo kuwa aan shaqayneen .

Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in uu sii wadi doono Booshada uu ugu kuurgalyo Shaqada dhamaan wasaarada Xukumada Soomaaliya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...