Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Xildhibaan Goodax oo Kashifay Wadamada Faragelinta ba’an ku haya Doorashada Somalia

Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey TV-ga STN waxa uu kaga hadlay Arrimo dhowr ah ku aadan Doorashada Dalka iyo faragelinta Shisheeye ee lagu hayo.

Xildhibaan Goodax Barre ayaa sheegay in Dalalka Itoobiya, Kenya Jabuuti iyo Imaaraadka ay yihiin kuwa ugu badan ee hadda faragelinta Ba’an ku haya Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa wax laga weydiiyey sida Masiirka ummadda Soomaaliyeed loogu aamini karo Shaqsi Dal kaInta badan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa heysta Dhalashada Wadamo kale, lamana oga sida Shaqsi heysta Dhalashada Dalka kale uu daacad ugu noqon karo Ummadda Soomaaliyeed.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna
- Apr 26, 2017
Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Mahad Salaad”Waa Masuuliyad darro,waa in Baarlamaanka la horkeeno Madaxda lana Fadeexeeyo Maadaama Ciidanka Qaranka ay kala qeybinayaan”
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DHEGAYSO:-Feysal Cali Waraabe”“Waa Toddobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad, waa tan Farmaajo”
- Apr 26, 2017
Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in ...