Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Beelaha Daga Gobolka Woqooyi Galbeed oo ka Cabanaya Reysul Wasaare ku Xigeenka”

Xili dhawaan la soo gaba gabeeyay doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Beelaha daga Woqooyiga Soomaaliya Cabasho ka muujinayaan Kuraastii la Boobay ee Aqalka sare,

Waxgaradka Beesha akishe ee dagta Gobolada woqooyiga soomaaliya waxa ay sheegeen inay Beesha Isaaq Boobtay xilkoodii Aqalka sare waxaana ay ka digeen inay dhacaan dhibaatooyin la xiriira Awood qeybsiga Dalka,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:- Ra’iisul-wasaaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku tagey qaar ka mid ah Xarumaha Ciidamada Dawladda ee Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer ...
DEG-DEG:-Maleeshiyaad Hubeysan oo dad uu ka mid yahay Ganacsade caan ahaa ku dilay magaalada Caabudwaaq
- Jul 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Mleeshiyaad bhubeysan ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Eng Idiris”Duqeynta Shacabka Gedo iyo dhoofinta Dhuxusha Kismaayo Xisaab ayaa ka dambeysa”
- Jul 23, 2017
Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Dalka Finland ...