Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-kulamo dhex dhexaadin ah oo ka bilowday Degaanka Gadoon oo Dagaal Culus uu ka dhacay”

Maamulka Degaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay bilaabeen dhex dhexaadinta dhinacyada uu Dagaalku ku dhex maray Degaankaasi waxaana socda kulamo looga wada hadlayo arintaasi,

Gudomiyaah Degaanka Gadoon Cabdi Axmed Yuusuf ayaa sheegay inay Dagaalka kadib wada hadalo ku dhawaqeen Maamulka iyo Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Gobolka Galgaduud qaar ka mid ah kuwaasi oo Kulanka labada dhinac Goobjoog ka ahaan doona,

Gudomiyaah Degaanka Gadoon Cabdi Axmed Yuusuf ayaa qiray inay Dagaalka Beelaha ka qeyb qaateen Rag Gacan ku dhiigle yaal ah oo horay DILKa dad rayad ah uga fuliyay Degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Danab says:

    waa in ay gurmadan odayaasha beesha daarood oo ay kala dhex galaan ilma adeeradood is dilaya




ad

Latest News

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Cadaado Gaaray
- May 29, 2017
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland iyo  wafdi ay hoggaaminayaan  ayaa waxa ay gaareen Magaalada Cadaado ...
Qatar oo wadahadalsiinaysa Shabaab iyo dowladda Soomaaliya
- May 29, 2017
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay Shaacisay in ay doonayso in ay wadahadal siiso ...
MUUQAAL:-Sheekhul-baledka magaalada Hargeysa oo si adag uga digay Sheekh Cabdi-Xaq oo Biyo ku rusheeyey Somaliland
- May 29, 2017
https://youtu.be/GEYVAZ1K3pM