Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Madaxweynaha Hirashabelle oo Caqabadihii ugu horeeyay kala kulmaya Xil ka Qaadistii Dabageed”

TOP-Xildhibaan Cabdulhi Maxamed Cadoow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulkaasi uu dayacay Waajibaadkii loo Igmaday kadib markii uu qaatay Go’aano isaga u gaar ahaa,

Waxaa uu Xildhibaanka ayaa sheegay in Maamulku uu yahay mid Cusub oo loo baahan yahay inuu talo wadaag ku qabto waajibaadka hor yaala iyadoo aysan ku habooneyn in Madaxweynaha uu sida Gurigiisa oo kale u maamulo labada Gobol.

Xildhibaan Cabdulhi ayaa ku baaqay inuu Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble Guto Waajibaadkiisa isla markaasina uusan Awood gaar ah u adeegsan xil ka qaadista Madaxda maamulka Gobolka Hiiraan,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:- Ra’iisul-wasaaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku tagey qaar ka mid ah Xarumaha Ciidamada Dawladda ee Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer ...
DEG-DEG:-Maleeshiyaad Hubeysan oo dad uu ka mid yahay Ganacsade caan ahaa ku dilay magaalada Caabudwaaq
- Jul 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Mleeshiyaad bhubeysan ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Eng Idiris”Duqeynta Shacabka Gedo iyo dhoofinta Dhuxusha Kismaayo Xisaab ayaa ka dambeysa”
- Jul 23, 2017
Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Dalka Finland ...