Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Maamulka Galmudug oo Qaati ka Taagan Doonyo iyo Maraakiib SHisheeye”

Madaxda iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa walaac Xoogan ka muujinaya Maraakiib iyo Doonyo Shisheeye oo had iyo jeer u soo kaluumeysi taga Xeebaha Degaanada Gobolka Mudug kuwaasi oo ay Qaati ka taagan yihiin Kaluumeysatada Galmudug,

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee Gobolka Mudug Cabdi Xuseen Maxamed ayaa sheegay in Maamulku uu wax badan kala socdo dhibaatooyinka ay umadda ku hayaan Maraakiibta iyo doonyaha shisheeye,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Cadaado Gaaray
- May 29, 2017
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland iyo  wafdi ay hoggaaminayaan  ayaa waxa ay gaareen Magaalada Cadaado ...
Qatar oo wadahadalsiinaysa Shabaab iyo dowladda Soomaaliya
- May 29, 2017
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay Shaacisay in ay doonayso in ay wadahadal siiso ...
MUUQAAL:-Sheekhul-baledka magaalada Hargeysa oo si adag uga digay Sheekh Cabdi-Xaq oo Biyo ku rusheeyey Somaliland
- May 29, 2017
https://youtu.be/GEYVAZ1K3pM