Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Dooorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo khilaafka ka dhex taagan maamulka Galmudug

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ah Barnaamij si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tabiyo wariye. Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay laba qodob oo aad mihiim u ah, kuwaasoo kala ah, Dooorashada Guddoonka Baarlamaanka Fedaraalka ah iyo khilaafka ka dhex aloosan maamulka Galmudug.

HOOS KA DAAWO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdisalan says:

    waad asiibtay saaxiib,in gabadhu noqoto,1aad.
    marka waxaan xilmadhibatada,ka codsanayaa waa na daashadeen rag aan xishoonayn ee markaan gabadha aad u doorataan.mahadsanidin.




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...