Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Magacyada labo dal Oo Isku Haysta dekedd Ku Taala Soomaaliya

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu ka hadley saldhiga military ee dawlada imaaradku rabto in ay ka dhisato magaalo xeebeeda Berbera .

Wasiirku waxaa uu sheegay in uu saldhigaasi jiro balse ka ogalaashanheeda ay leeyihiin madaxweyne Siilanyo iyo labada gole baarlamaan .

Sidoo kale wasiir Sacad Cali Shire waxaa uu ka hadley nooca uu yahay walaaca ay dawlada Itoobiya ka qabto saldhigaas

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...