Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Booliska Magaalada Bosaaso Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dil Geystay

Rag hubaysan ayaa dil u geystay nin dhalinyaro ah oo Xiliga Dilku Dhacayayay Ku Sugna agagaarka dowladda hoose ee degmada Boosaaso,waxaana si doo kale raggaasi dhaawaceen nin kale oo dhalinyaro ah oo la sheegay inay isla socdeen ninka la dilay 

 

Baaritaan Dheer Ka Dib Booliska Gobolka Bari ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Ninkii Dilka Ka Danbeeyay ka dib is kaashi dhexmaray ciidamada amaanka iyo booliska gobolka bari

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...