Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xasan Max’ed Khaliif”Xilka Qaadista Madaxweynaha Galmudug Puntland Uma Taalo

Maamulka Gobolka Mudug Dhanka Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay  arrimaha ku saabsan Is qabqabsiga ka taagan magaalada Cadaado, gaar ahaana Xildhibaanada Galmudug oo xilkii ka qaaday Madaxweyne C/kariin xuseen Guulleed  .

Gudoomiyaha gobalka Mudug Xasan Max’ed Khaliif ayaa sheegay in ay arrimaha Gaalkacyo ka wada hadl doonaan Odayaasha dhaqanka ee gobalka Mudug ee labada dhinac.

 

Abgaalow wuxuu sheegay in ay arrinta Gaalkacyo oo kaliya ay u taalo dadka magaalada, isla markaasna wax kasta oo kus aabsan wada xaajoodyadan heshiiskii la taaban galin doono.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Cadaado Gaaray
- May 29, 2017
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland iyo  wafdi ay hoggaaminayaan  ayaa waxa ay gaareen Magaalada Cadaado ...
Qatar oo wadahadalsiinaysa Shabaab iyo dowladda Soomaaliya
- May 29, 2017
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay Shaacisay in ay doonayso in ay wadahadal siiso ...
MUUQAAL:-Sheekhul-baledka magaalada Hargeysa oo si adag uga digay Sheekh Cabdi-Xaq oo Biyo ku rusheeyey Somaliland
- May 29, 2017
https://youtu.be/GEYVAZ1K3pM