Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Ciidamada Badda Galmudug oo Nin Cadaan ah ku Dhaawacay Xeebaha Mudug”

Ciidamada Badda ee Galmudug aya Rasaas ku furay Markab si sharci daro ah uga kaluumeysanayay Xeebaha Gobolka Mudug waxaana halkaasi ka dhashay Qasaaro kala duwan,

Wararka ayaa sheegaya in Cidamada ay Gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah Kaluumeysatadii lagu rasaaseeyay markabka waxaana uu ahaa nin u dhshay wadanka Yemen oo dhawaciisa lagu daweynayo Gaalkacyo,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Amiirka Dalka Qadar oo soo Dhowayn yaab leh kala kulmay Dalkiisa, iyo Soomaali ka dareen Celisay
- Sep 25, 2017
Waxaa Guud ahaanba dalka Qadar siwayn looga dareemay soo dhowaynta Amiirka Dalka Qadar Sheekh ...
SEATTLE: Caleemo Saarka Boqorka Qurba Joogta Suber Awal Aqoonyahan Ahmed Ali Liiban(VIDEO)
- Sep 25, 2017
https://youtu.be/hzZDMpj6yl4
DHAGEYSO:-Madaxweynaha galmudug oo cadaado ku laabtay isaga oo xanaaqsan
- Sep 24, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada magaalada ...