Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Musharax America oo Soo Dhaweeyay Doorashada Jawaari,

Musharax Madaxweyne Maxamed Cali America oo soo dhaweeyay Doorashada Brof Jawaari kaasi oo uu sheegay inay Xildhibaanadu ku doorteen Cod Xalaal ah isaga oo Fariin u Diray Mudane yaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya,

Maxamed Cali America ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay Saaran tahay Mas’uuliyad Weyb oo loo baahan yahay inay ilaaliyaan isaga oo ka digay inay dhaqaalo wax ku doortaan,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...