Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Sirta Ka Dambeysa Go’aankii Xildhibaanada”

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay jiraan dad ka shaqeynaya inuu Dumo Maamulkaasi,

Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Saaxaafada kula hadlay Magaalada Cadaado ayaa sheegay inaysan Xildhibaanadu Xaq u lahayn inay Go’aan u gaar ah Qaataan,

Waxa uu tilmaamay inay Xildhibaanadu Shireen iyadoo uu Xiran yahay Kalfadhiga Xildhibaanada Golaha baarlamaanka Galmudug waxaana uu Cadeeyay inay jiraan shaqsiyaad uu ka shaqeyn la’ yahay Maamulka Galmudug,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Mareykanka oo Ciidamada Amisom maanta ugu deeqay Gaadiidka Dagaalka oo casri ah
- Mar 24, 2017
Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay gaadiid casri oo kuwa ...
MUUQAAL:-Wasiir ka tirsan Somaliland Oo Weerar Lagu qaaday Gurigiisa
- Mar 24, 2017
Dabley hubeysan ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen Gudiga Wasiirka Boostada iyo ...
MUUQAAL:-Walidiin walaac ka muujiyey caruur Ay dhaleen oo ku xidhan Dowladd Deegaanka Somalida ee Itoobiya
- Mar 24, 2017
Waalidiin Soomaaliyeed ayaa  Ka Hadlay Caruur Ay Dhaleen Oo Muddo Badan Ku Xidhan Jeelasha ...