Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG DEG:-Dagaal Culus oo ka Socda Degmada Caabudwaaq iyo Qasaaraha oo sii kordhaya”

Dagaal Culus oo Maleeshiyaad hubeysan ku dhex maray Degmada Caabudwaaq ee G,Galgaduud,

Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in Galabta nin lagu Dilay Degmada kaasi oo loo dilay aano qabiil waxaana arinmtaasi ka dhashay Dagaal Culus oo Goor dhow ka bilowday Magaaladaasi,

Dadka degaanka ayaa sheegaya In Dagaalku Xoogan yahay kaasi oo u dhexeeya maleeshiyo Beeleed hub eysan kuwaasi oo la rumeysan yahay inay ku jiraan rag ka mid ah Ciidamada Dowlada,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Warsame says:

    Dadka rer CAAWUD WAAQ WAA IN AY HALAAN CUQUUQDOODA OO AH HUB AAY KU DAGAALAMAAN LAWADA DHINANA WAA IN LOO QAYBIYAAA RASAAS IYO SAAD MALATARI




ad

Latest News

Dhagayso:- Xildhibaan dhaqtar oo Baarlamanka iyo shirkada ku booriyay Caawinta Shacabka Soomaaliyeed ay abaaruhu Ku habsadeeyn
- Jan 24, 2017
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka ...
Daawo Wareysi Xiise Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirka Wasaaradda Socdaalka & Jinsiyadaha Canada
- Jan 24, 2017
https://youtu.be/p6w2RLhvcbk
Warbixinta Machadka CDRC-Itoobiya iyo Doorashada Soomaaliya
- Jan 24, 2017
Machadka CDRC ee dalka Itoobiya ayaa soo saaray warbixin dheer oo lagu falanqeeyay arrimaha ...