Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Galmudug Ee Cadaado

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Iyo Wafdi Uu Horkacayay Ayaa Gaaray Magaalada Cadaado Oo Xarun KMG Ah U Ah Maamulkiisa.

Madaxweyne Guuleed Iyo Wafdigiisa Ayaa Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyya Magaalada Cadaado , Iyadoo Ay Dhanka Kale Jirto In Xubno Ka Mid Ah Xildhibaanada Galmudug Ay Sheegeen Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Madaxweyne Guuleed.

Soo Dhaweynta Madaxweynaha Ayaa Waxaa Ka Dhex Muuqday Madaxweyne Ku Xigeenka , Xubno Kamid Ah Kuwa Aqalka Sare Kasoo Galay Deegaanada Galmudug Iyo Qeybaha Bulshada Cadaado.

Cabdirkariin Guuleed Ayaa Ka Horyimid Kalsooni Kala Noqoshadii Xubnaha Baarlamaanka , Waxa Uuna Xaalad Deg-deg Ah Geliyay Maamulka Iyadoo La Ogaa In Horaan Uu Wareegto Uu Soo Saaray Ku Sheegay In La Hakiyo Howlaha Ay Hayaaan Hay’adaha Kala Duwan Ee Maamulka Taa Badak Keedana Ay Ugurmadaan Dadka Ay Abaaruhu Ku Heystaan Deegaanada Galmudug.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Muuqaal: Dhacdo Murugo iyo Yaab leh Gabadh Reer Hargeisa oo Jeclaatay wiil GABOOYE ah iyo Waxa ay La Kulantay
- May 23, 2017
Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ku nool Hargeysa, ayaa qoyskeedu jidh dil u geysteen kadib ...
SAWIRO:-Puntland oo sanad barwaaqo ah gashay
- May 22, 2017
Meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland waxaa kada,ay Roobabkii gu,ga waxaana Baliyada iyo ...
MUUQAAL:-Wasiirka ugu da’ada yar xukuumadda Somaliland Oo Bixiyay Waraysi Xiiso Badan
- May 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=Td6xDoQmQbc&t=485s