Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:Natiijada Doorashada Gudoomiye Jawaari

Waxaa Soo Dhamaatay oorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Waxaana ku guulaystay Xildhibaan Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) oo helay codadka ugu badan ee Xildhibaanada cusub Aqalka hoose ee Gollaha shacabka Soomaaliya sida uu shaaciyay Gudoomiyaha KMG ee baarlamanka Cismaan Cilmi Boqore.

CODADKA MUSHARAXIINTU kala heleen.

  1. Pror Max’ed Cismaan Jawaari (140 cod)
  2. C/rashiid Max’ed Xidig       (96 cod)
  3. C/fitaax Ibraahim Geeseey (16 cod)
  4. Idir Aadan Dhakhtar           (2 cod)

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari wuxuu dhashay 1945, wuxuuna ku dhashay degmada Afgooye, Shahaadada 2aad ayuu ka heysaa Qaynuunka, Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka ayuu ahaa(1984-1990).

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...