Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Madaxweynaha Jubbaland oo Habalyo U diray Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa  Hambalyeey gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh  Cismaan Jawaari oo saacad ka hor loo doortay gudoominta baarlamaanka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madobe ayaa sheegay in ay talaabo taariikhi ah qaadeen baarlamaanka Faderaalka, wuxuuna shegay in uu halkaas Jawaari kasii wadi doono howlaha baarlamaanka Soomaaliya.

 

Axmed Madoobe wuxuu ku sifeeyey hogaaminta Prof Jawaari ee baarlamaanka faderaalka mid muujinaysa Soomaaliya halka ay u jiheysatay oo ah in ay sii dhameystirto arrimaha muhiimka ah oo xiligan ka taagan soomaaliya

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Mareykanka oo Ciidamada Amisom maanta ugu deeqay Gaadiidka Dagaalka oo casri ah
- Mar 24, 2017
Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay gaadiid casri oo kuwa ...
MUUQAAL:-Wasiir ka tirsan Somaliland Oo Weerar Lagu qaaday Gurigiisa
- Mar 24, 2017
Dabley hubeysan ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen Gudiga Wasiirka Boostada iyo ...
MUUQAAL:-Walidiin walaac ka muujiyey caruur Ay dhaleen oo ku xidhan Dowladd Deegaanka Somalida ee Itoobiya
- Mar 24, 2017
Waalidiin Soomaaliyeed ayaa  Ka Hadlay Caruur Ay Dhaleen Oo Muddo Badan Ku Xidhan Jeelasha ...