Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:Ahmed Hussen oo Wasiir loo Magacaabay dalka Canada

Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali ayaa loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalka Canada.

Isku shaan-dheyn uu golahiisa wasiirada ku sameeyey Ra’isul wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayuu Ahmed Hussen ku badalay wasiirki hore ee socdaalka John McCallum, kaasi oo loo magacaabay safiirka Canada u fadhin doona dalka Shiinaha.

Ahmed, ayaa noqday qofki ugu horeeyey oo Soomaali ah oo gala baarlamaanka Canada sanadki 2015-kii, Wuxuu markaasi kasoo galay baarlamanka xaafada York South-Weston ee magaalada Toronto.

 

Hadda wuxuu noqon doonaa qofkii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo jago wasiir ka qabta mid ka mid ah Dowladaha waaweyn ee caalamka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:- Xildhibaan dhaqtar oo Baarlamanka iyo shirkada ku booriyay Caawinta Shacabka Soomaaliyeed ay abaaruhu Ku habsadeeyn
- Jan 24, 2017
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka ...
Daawo Wareysi Xiise Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirka Wasaaradda Socdaalka & Jinsiyadaha Canada
- Jan 24, 2017
https://youtu.be/p6w2RLhvcbk
Warbixinta Machadka CDRC-Itoobiya iyo Doorashada Soomaaliya
- Jan 24, 2017
Machadka CDRC ee dalka Itoobiya ayaa soo saaray warbixin dheer oo lagu falanqeeyay arrimaha ...