Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug iyo Cabdikariin Guuleed oo Iyagoo yaaban Shir ku qabtay XAMAR

Waxaa magaalada Muqdisho Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed.

Waxay si isku mid ah ugu Gacan Saydhee Go’aanka kasoo baxay Baarlamaanka Galmudug ee Xilka looga Qaaday C.kariim Guuleed, Waxayna ku sifeeyeen Talaabada ay Qaadeen Xildhibaanadu mid Sharci Darro ah.

Madaxda Galmudug ayaa lagu eedaayaa inay inta badan ku sugan yihiin Muqdisho, Iyadoona Taasi ay keentay in iyagoo dalka ka maqan Xildhibaanada Galmudug ay  Meesha ka Tuuraan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:Madaxweyne Erdogan oo Si Weyn usoo Dhoweeyey Madaxweyne DF Farmaajo
- Apr 26, 2017
https://youtu.be/p0Ha_QJ2YOg
AKHRISO:-Magacii Gobalka Banaadir oo wax laga bedalay, maxay tahay sababtu?
- Apr 26, 2017
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo ...
AKHRISO:-Yay Doonayeen Inay Shabaab Ugu Aargudaan Qaraxyada Boosaaso Lagu Qabtay?
- Apr 26, 2017
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa waxaa bilihii tagay ka dhacay dilal qorshaysan ...