Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso:-Taliye afdolow oo baaq u diray shacabka magaalada Gaalkacayo

Taliyaha cusub ee qaybta boliska gobalka mudug Cismaan Xasan Cawke (Afdolow oo shalay xilka lawareegay ayaa fariin ku aada ka shaqeeynta Amaanka waxa uu diray shacabka kunoo gobalka mudug gaar ahaa magaalada Gaalkacayo.

taliyaha afdolow markii uu xilka lawareegay shalay isla Xalay magaalada gaalkacayo waxaa ka bilooday howgalo lagu sugayo amaanka. mgaalada gudaheedana waxaa lagu arkayay jagboontiyo Ciidamada amaan dadka iyo gaadiidka ay ku baarayeen .

Cismaan xasan cawke (afdolow taliyaha cusub ee qaybta booliska gobalka mudug ayaa shacabka kunool magaalada gaalkacayo waxa uu ka codsaday in ciidamada amaan ay ka gacan siyaan sugida amniga si loo hortago falal amniga lidiga ku ah ee ka dhaca magaalada gaalkacayo mararka qaar ,

Hoos ka Dhagayso taliyaha cusub 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...