Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso:- Guddoonka KMG Baarlamaanka soomaaliya oo fariin u diray xildhibaanada iyo musharxiinta

Gudoomiyaha KMG baarlamanka soomaaliya ayaa fariin ku aadan in ay ilaaliyaan waqtiga Doorashada waxa uu udiray musharxiinta gudoonka labada aqal ee baarlamanka soomaaliya .

Cismaan cilmi boqore oo ah gudoomiyaha KMG aqalka hoose ee baarlamaan soomaliya ayaa xildhibaanada baarlmaan soomaliya ku booriyay in ay u soo diyaar garoobaan doorashada gudoonka baalmaanka soomaliya oo dhacaysa 11 bishaan halka maalinta xigta ee 12 kana la dooranayo ku xigoonada gudoonka baarlamaan soomaaliya.

dhinacakale Cismaan cilmi boqore ayaa musharxiinta gudoonka baarlamaan waxa uu faray in ay ilaaliya muda loo qabtay oo la filayo in ay dhacdo doorashada gudoonada baarlamaan soomaaliya .

Hoos ka Dhagayso Cismaan Cilmi Boqore

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...