Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cali Gacal Casir ” Sax Ma Ahan Mooshinka Xilka Looga Qaaday Madaxweyne Guuleed

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Gal-mudug Ayaa Dhankiisa Ka Hadlay Mooshin Ay Xilka Uga Qaadeen Xildhibaanada Gal-mudug Madaxweynaha Maamulka Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Cali Gacal Casir Oo Isna Ku Sugan Magaalada Muqdisho Ayaa Saxaafadda La Hadlay Waxaana Uu Sheegay Inaysan Waafaqsaneyn Sharciga Xildhibaanada Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Madaxweyne Guuleed.

Xildhibaanada Galmudug Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Gal-mudug Xareed Cali Xareed Ayaa Kulan Ay Ku Yeesheen Magaalada Cadaado Ku Shaaciyay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Madaxweynaha Maamulkaasi , Sidoo Kale Waxa Ay Mooshin Howl Gudasho La’aan Ah Ay Ka Geeyeen Xilli Hore Gudoomiye Cali Gacal Casir.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...