Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Puntland Oo Hub Ku Soo Bandhigtay Degmada Qandalla

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Booqasho Ku Tagay Degmada Qanadal ee Gobalka Bari waxan socdaalka madaxweyne Gaas ku wehelinayey xubno ka tirasan Golaha wasiirad Puntland iyo taliyayaal ciidan.
Waxeyna Maalintii Labaad halkaasi Kulmo kula yeesheen Waxgaradka iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland ee Halkaasi Kadin ab sa shadii Qanadala ee Daacish.

Madaxweynaha ayaa Kormeeray Qaar kamid ah Xarumaha Dowladda ee ku yaala halkaasi, Sida Goobaha adeega Bulshada, ee Caafimadka, waxbarashada, iyo Ceel-biyoodka, Magaaladaasi.

 

Sidoo kale wuxuu Tagay Garoonka Diyaaradah ee Magaaladda Qandala oo aan hadda aan Shaqeyn, iyo Gacanka Carbeed.

 

Dhinaca kale Madaxweyanaha ayaa saaka Ka qeybgalay Kulan lagu soo bandhigayay Hub Ciidamada Puntland ay sheegeen iney ka qabsadeen Kooxda Daacish, Waxaana ay u badnaayeen Rasaasta Qoryaha Waaweyn ee Loo isticmaalo gadiidka. dagaalka.

 

Wuxuuna Madaxweynuhu Sheegay in dib u qabsashadii magaaladaasi ee ciidamada Puntland ay aheyd Guul u soo hoyatay Shacabka Puntland Madaxweynaha Puntland Ayaa Ku Laabtay Magaalada Bosaaso Wuxuuna Saxaafada Kula Hadlay Dekada Bosaaso

Halkan Ka Daawo Soo Dhawayntii madaxweyne Gaas Ee Degmada Qandalla 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:- Ra’iisul-wasaaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku tagey qaar ka mid ah Xarumaha Ciidamada Dawladda ee Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer ...
DEG-DEG:-Maleeshiyaad Hubeysan oo dad uu ka mid yahay Ganacsade caan ahaa ku dilay magaalada Caabudwaaq
- Jul 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Mleeshiyaad bhubeysan ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Eng Idiris”Duqeynta Shacabka Gedo iyo dhoofinta Dhuxusha Kismaayo Xisaab ayaa ka dambeysa”
- Jul 23, 2017
Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Dalka Finland ...