Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Cali Xaaji Warsame Oo Safar Deg Deg Ah Ugu ambabaxay magaalada Nairobi

Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka mid h Musharaxiint u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, waxaana socdalkiisu la xariiraa Olalaha Doorashada ee maalmihii lasoo dhafay uu ka waday Magaalada Muqdisho.

 

Xariiro aan la samaynay xarunta Olalaha Doorashada ee  Cali Xaaji Warsame ayaa xogta safarka deg deg ah ee Nairobi waxa ay ku sheegeen mid muhiim ah kaas oo xoojin doona Olalaha Doorashada ee Muqdisho ka socda.

 

 

Siyaasi Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa loolan adag ugu jira qabashada Xilka Madaxwayaha Soomaaliya, waxaana uu xariiro fiican la leeyahay diblamaasiyiinta Beesha Caalamka ee fadhiguudu yahay magaalada Nairobi, waxaana taageerada ugu badan uu ka haystaa daneeyayaasha Soomaaliya, iyadoona Safarka deg deg ah la go’aamiyay goor dame oo xalay ah.

Ugu Dambayntii Mushrax Cali Xaaji Warsame ayaa Maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho kulamo isdaba jog ah kula lahaa Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Golaha shacabka, kuwaas oo quseeyay hagida Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo kuxigeenadiisa

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:- Ra’iisul-wasaaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku tagey qaar ka mid ah Xarumaha Ciidamada Dawladda ee Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer ...
DEG-DEG:-Maleeshiyaad Hubeysan oo dad uu ka mid yahay Ganacsade caan ahaa ku dilay magaalada Caabudwaaq
- Jul 23, 2017
Wararka ka imaanaya Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Mleeshiyaad bhubeysan ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Eng Idiris”Duqeynta Shacabka Gedo iyo dhoofinta Dhuxusha Kismaayo Xisaab ayaa ka dambeysa”
- Jul 23, 2017
Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo kulan ku yeeshay Dalka Finland ...