Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shabaab Oo Saddex Nin ku toogtay magaalada Bu’aale

Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Shalay  waxa ay Saddex ruux ku toogteen magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe.

Goob Fagaare oo ku taala  magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe waxaa  lagu toogtay saddex ruux oo laba ka mid ah ay ku kaceen fal isku galmoosho ah halka midka kalena ay ku eedeeyeen in uu la shaqeynayay Ciidanka Itoobiya Gaar ahaan sirdoonka dalkaasi

 

Maxkamadda Kooxda Shabaab ee Gobolkaasi ugu qaabilsan ayaa sheegtay in Saddexdan nin lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii ay ku cadaadeen dambiyadii lagu soo oogay.

 

Saddexda nin ee ay Shabaabka toogteen ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Isxaaq Abshiroow oo 20 sana jir ah iyo C/Risaaq Sheekh Cali oo 15 Jir ah ayaa lagu eedeeyay in ay ku kaceen fal isku galmoosho ah iyo Saciid Max’med Cali oo lagu eedeeyay jaajuusnimo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Wasaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo shaacisay Imtixaamadkii sanad dugsiyeedka 2016-2017
- Apr 24, 2017
Gudoomeyeyaasha Waxbarsahada Goboladda, degmooyinka iyo maamulayaasha dugsiyada waxay si buuxda ayey fuliyeen , iyagoo ...
Akhriso:-Ujeedka Xildhibaano Mooshin Cusub Gudbiyay
- Apr 24, 2017
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay inoo xaqiijiyeen in Xildhibano ka tirsan Guddiga Difaaca ...
SAWIRO:-Afar Nin oo ka tirsan Kooxda Alshabaab oo la toogtay
- Apr 24, 2017
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa xukun Dil ah ku fulisay 4 Nin ...