Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland Oo Bosaaso Ku Laabtay”Amaan buuxa ayaa ka jira qandalla

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas Ayaa Bosaaso Ku Laabtay Ka Dib Safar Qaatay Labo Malmood Uu Ku Joogay Degmada Qandalla Oo Ka Tirsan Gobolka Bari

Madaxweyne Gaas Oo Saxaafada Kula Hadlay Bosaaso Caawa Ayaa Ka War Bixiyay Safarkii Uu Ku Tagay Degmada Qandalla Oo Dhawaan Laga Saaray Koox Sheegatay Inay Ka Tirsan Yihiin Uruurka DAACISH

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo diirada saaray caasimada Puntland & Hanjabaad uu warbaahinta u mariyay
- Jan 22, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray ...
DHAGEYSO:-Suldaan Guud ee beelaha Somaliland” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag ...
DHAGEYSO:-Wakhtiga La Qabanaayo Shirkii Beelaha Garxaajis Oo La Shaaciyey
- Jan 22, 2018
Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen ...