Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shacabka Puntland Oo Fariin U Diray Barlamanka Soomaaliya

Shacabka ku dhaqan caasimada ganacsiga dowlada Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa ay golaha shacabka Soomaaliyeed kula dar darmeen inay ummada Soomaaliyeed u dooraan hogaamiye kasamata bixin kara aana ahayn hogaamiye eeganaya dantiisa gaarka ah sidii kuwii hore.

Waxaa ay sheegeen in loobaahan yahay hogaamiye soo celin kara bada soomaaliyeed ee la dhacay, bixin kara mushaarka ciidamada iyo daryeelkoda madama golaha shacabka ay yihiin kuwo ay ku xiran tahay masiirka ummada soomaaliyeed dooranayana madaxweynaha hogaamin Soomaaliya.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...