Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Cismaan Xasan Cuuke Oo Lawareegey Xilka Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug

Munaasabad ka dhacday xarunta taliska ciidamada booliska gobolka mudug ayaa waxaa xilalkii kula kala wareegey taliyaha cusub ee ciidamada booliska gobolka mudug G/Sare Cismaan Xasan Cuuke (Afdalow) Waxaana uu kala wareegey taliyihii hore Qaybta booliska ee Gobolka mudug D/Dhexe C/Waaxid Cabdule Warsame.

 

Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa joogay taliye xigenka guud ciidamada booliska dowlada Puntland bile Faarax Cali gudoomiyaha gobolka mudug xasan maxamed khaliif  saraakiisha ciidamada booliska dowlada Puntland iyo taliyaasha saldhigyada maaalada Gaalkacyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Mareykanka oo Ciidamada Amisom maanta ugu deeqay Gaadiidka Dagaalka oo casri ah
- Mar 24, 2017
Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay gaadiid casri oo kuwa ...
MUUQAAL:-Wasiir ka tirsan Somaliland Oo Weerar Lagu qaaday Gurigiisa
- Mar 24, 2017
Dabley hubeysan ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen Gudiga Wasiirka Boostada iyo ...
MUUQAAL:-Walidiin walaac ka muujiyey caruur Ay dhaleen oo ku xidhan Dowladd Deegaanka Somalida ee Itoobiya
- Mar 24, 2017
Waalidiin Soomaaliyeed ayaa  Ka Hadlay Caruur Ay Dhaleen Oo Muddo Badan Ku Xidhan Jeelasha ...