Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Qarxa & Qofkii watay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay ciidamada Galmudug qabteen gaari-gacan uu waday nin xoogsata ah oo ay ku rar-naayeen waxyaabaha qarxa, waxaana hadda lagu hayaa xarun ay leeyihiin ciidamadaas.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sidaas oo kale la qabtay dad lagu tuhmayo in ay waxyaabahan qarxa la lahaayeen, kuwaas oo kusugnaa Suuqa Cirtoogtaha ee magaalada Gaalkacyo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...