Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Guddoomiyihii maxkamadda sare oo sheegay inuu ku laabanayo Somaliland

Guddoomiyihii hore ee maxkamadda ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf, ayaa sheegay inuu ku laaban doono deegaanada maamulka Somaliland.

Kadib shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inuu dib ugu laaban doono deegaanada Somaliland oo uu kasoo jeedo, haddii loo diido inuu isku sharaxo xubnaha aqalka sare.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayuu sheegay haddii aysan si siman ula shaqeyn siyaasiyiinta xil doonka ah inuu ku laaban doono Somaliland.

Waxaa jiro cadaadis xoogan oo Ilka Xanaf laga saarayo inuu kasoo dhex muuqdaa xubnaha qalka sare ee ka imaanaya deegaanada Somaliland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...