DHAGEYSO:-Madaxweyne Guuleed oo Si Kulul uga hor Yimid Xil Ka qaadistii Lagu Sameeyay
Warasxaafadeed Goordhow Ka soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa Lagu Sheegay Mid Sharci Daro ah Go’aankii Maant aay Qaateen Baarlamaanka oo Ay Xilka uga qaadeen.
Cabdi kariin Guuleed ayaa ku sheegay arintaasi Mid aan Waafaqsaneeyn sharciga Gal-Mudug iyo Dastuurkeed.
Guuleed ayaa sheegay in aanu Aqoonsan Doonin Go’aankaasi islamarkaasina uu yahay Madaxweynaha Sharciga ah Ee Gal-Mudug.
Maanta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug Sheegay in uu xilkii ka qaaday madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed.
Loading...