Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGEYSO-Wasiir ku-xigeenkii gaadiidka iyo guriyeynta Puntland oo iscasiley+SABABTA

Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf  Faarax (Dujaana), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay inuu iska casiley xilkii uu wasaaradda ka hayey.

Wasiir Dujaana ayaa sheegay in iscasilaaddiisu ay salka ku hayso cadaadis kaga yimid qoyskiisa oo saluugmo ka muujiyey hab qaybsigii xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.

Dhanka kalena wasiirka ayaa u mahadceliyey Madaxweynaha dowladda Puntland oo uu sheegay inay si wanaagsan u soo wada shaqeeyeen islamarkaana uu xushmad ugu hayo.

Ugu dambayntiina wasiirka ayaa sheegay inuu kasii shaqayn doono horumarka Puntland isagoona shacabka ugu baaqay inay ka shaqeeyaan horumarinta iyo midnimadooda.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha soomaaliya oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
VIDEO:-Faarax Sheekh C/qaadir oo si durugsan uga hadlay geedi Socodka Dowladnimada iyo Siyaasadda Soomaaliya
- Jan 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=iWspR6EGLGQ
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ciidamada Kenya oo Qarxiyay Xaruntii Shirkada Hormuud ee Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo
- Jan 22, 2018
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa ...