Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Madaxweynaha Ururka Ahlusunna oo dardaaran dir

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna Sheekh Axmed Shaakir ayaa ka hadlay baarlamankii shalay ururkaasi ay ku magacowdeen Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Waxaa uu sheegay in baarlamaankan uu yahay mid sharci ah oo loogu talay in uu u adeego bulshada kunool gobolada Dhexe.

Baarlamaankaan ayuu sheegay Madaxweynaha Ururka Ahlusunna in laga kala keenay dhammaan degaanada gobolada Dhexe.

 

Xildhibaanada cusub ayuu kula dardaarmay in ay u adeegaan bulshada.

Ururka Ahlusunna ayaa ka taliya qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud, mana aqoonsanaa dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale bulshada Caalamka.

Baarlamaanka ay  shalay magacowdeen ayaa la sheegay inta badan in ay yihiin saraakiishii ciidanka Ahlusunna.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG-DEG:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo goor dhaw ka soo degay magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa haatan kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Uhuru ...
TOOS U DAAWO:-Xafladda Caleema-saarka ah ee Madaxweynaha cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
- Feb 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=WCYmiN48vNA  
DEG-DEG:-Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo goor dhaw soo gaarey magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha ...