Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:Cadaado oo Xaalad Xun gashay & Warqado la daadiyay

Sida ay sheegeen Dad ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug waxaa xalay halkaasi lagu daadiyay warqado ay ku qoran yihiin digniino iyo hanjabaad loo jeedinayo madaxda iyo saraakiisha Mamulkasi.

Warqadahah waxaa ku daabacnaa sidoo kale Logada Maamulka Puntland iyadoo arintaasina ay ka hadleen Maanta Maamulak Magaalada Cadaado.

Guddoomiye Kuxigeenka  Magaalada Cadaado Nuur Yarow Xeyle ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada amaanka Warqadahaasi ay soo qaadeen islamarkaana waxaa uu digniin u diray dadka arimaahas Kawada magaalada in ay ka waantoobaan oo Qalalaaso aysan abuurin.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...