Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso:- Warbixin laga Diyaariyey Wasaarada Maaliyada gobolka Mduug

Kadib Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Siciid Cali Yuusuf ( Gaadayare ), ayaa habacsanaan weyn soo wajahday xarunta wasaarada Maaliyada gobolka Mudug sida ay sheegayaan wariyaasha.

Xisaabiye cusub oo loo magacaabay Xassan C/laahi Aadan ayaa waxaa shaqaalaha dawlada iyo kuwa Wasaaradu ay sheegayaan inuu xafiisku cidla iska yahay sida ay sheegeen.

Wariye Cawil Maxamuud Cabdi oo kamid ah Wariyaasha gobolka Mudug kana mid ah shaqalaha dawlada ee saamaynta ku yeelatay Habacsanaanta shaqada ayaa warbixintan ka diyaariyey.

Hoos ka dhagayso Codka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...