Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Majmaca Culumada Somaaliyeed oo fariin u diray Baarlamaanka Somaaliya

Majmaca Culumada Somaaliyeed ayaa fariin u diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Somaaliya ee dhawaan la doortay.

Madaxda Majmaca Culumada Somaaliya oo Shir’Jaraa’id Warbaahinta Muqdisho ugu qabtay ayaa waxay ka soo saareen baaq dhowr qodob ka kooban kaas oo ku socda Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Somaaliya waxaana kamid ahaa.

Hay’adda Culumada Somaaliyeed iyadoo gudaneysa waajibka ka saaran ilaalinta Diinta iyo danaha Ummadda una naseexeeynaya dhamaan Xubnaha Baarlamaanka Federaalka waxay usoo jeedinayaan baaqaan.

Xildhibaanada waxaan xasuusineynaa Xubnaha Baarlamaanka ee Sharafta leh xilka la saaray iyo aayaha dala ee loo dhiibay,waxana soo jeedineynaain ay soo doortaan dad ilaahey ka baqaya oo leh aqoon iyo amaano si ay uga badbaadaan cadaabka Illaahey iyo Caradiisa.

2:Xildhibaanada waxaan xasuusineynaa in ay xurmeeyaan magacii illaaheey oo ay ku dhaarteen iyo balantii ay illaahey la galeen oo aysan codkooda gadan.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Madaxda Majmaca Culumada Somaaliyeed ayaa faah faahin kasii bixiyay Bayaanka ay Maanta soo saareen.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Culumada.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Gurhan says:

    Fariin ku socota Baarlamaaanka Soomaaliyeed :
    Alla ka baqa oo Diintiina, Dadkiina iyo Dadkiina u hiiliya oo hanoqonina kuwa u nool oo kaliya Afkooda iyo Ibtooda.
    Ee amaanada aad qaadeen iyo magaca Alle aad ku dhaarateen waa leeydin waydiin doonaa ee siday tahay u guta.
    W/Q : Gurhan wadani




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Xafladda Caleema-saarka ah ee Madaxweynaha cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
- Feb 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=WCYmiN48vNA  
DEG-DEG:-Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo goor dhaw soo gaarey magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha ...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo goor dhaw soo gaarey magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Waxaa goor dhaw Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaarey Diyaarad siddey Madaxweynaha ...