Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Prof Jawaari oo Taageero ka Helay Siyaasiyiintii Mucaaraday Cabdirashiid Xidig”

Munaasabad lagu taageerayo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cisman Jawaari ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeyb galay siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada,

Afhayeenka Golaha SIyaasiyiinta Da’da yar ee Soomaaliya oo ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay kulankaasi ayaa sharaxaad ka bixinaya waxyaabaha kulanka looga hadlay,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:- Xisbiga Kulmiye Oo Inkiray In Dowladda Soomaaliya Heshiis Kula Gashay Imaaraadka Carabta Dekedda Berbera.
- Apr 20, 2018
fhayeen u hadlay Xisbiga Kulmiye ee haya hogaanka maamulka Soomaaliland ayaa si adag wuxuu ...
SAWIRRO: Taliye Gorod oo ka qeybgalay shirweynaha Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka
- Apr 20, 2018
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday ...
Daawo:Barnaamij ku saabsan Hormarka laga Gaaray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo..
- Apr 20, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa habeenki xalay ahaa waxa uu marti ku ...