Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Ciidamada NISA oo Xaafada Baraxleey ee Gaalkacyo ka soo Qabtay Rag Hubeysan iyo Waxyaabaha Qarxa”

Ciidanka NISA oo howlgal ay ka fuliyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ku soo qabtay Hub iyo waxyaabaha Qarxa ,

Wararka ayaa sheegaya inay Ciidamadu Howlgalka ka fuliyeen Xaafada Baraxleey ee magaalada Gaalkacyo halkaasi oo laga soo qabtay rag lala xiriirinayo Al-Shabaab oo ku sugnaa guri Magaalada ku yaala,

Waxaa kale oo ay Ciidamadu Gacanta ku soo dhigeen Waxyaabaha Qarxa iyo Hub lahu hayay guriga ragan laga soo qabtay sida ay Xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidamada NISA ee hogaaminayay howlgalkaasi,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Mareykanka oo Ciidamada Amisom maanta ugu deeqay Gaadiidka Dagaalka oo casri ah
- Mar 24, 2017
Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay gaadiid casri oo kuwa ...
MUUQAAL:-Wasiir ka tirsan Somaliland Oo Weerar Lagu qaaday Gurigiisa
- Mar 24, 2017
Dabley hubeysan ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen Gudiga Wasiirka Boostada iyo ...
MUUQAAL:-Walidiin walaac ka muujiyey caruur Ay dhaleen oo ku xidhan Dowladd Deegaanka Somalida ee Itoobiya
- Mar 24, 2017
Waalidiin Soomaaliyeed ayaa  Ka Hadlay Caruur Ay Dhaleen Oo Muddo Badan Ku Xidhan Jeelasha ...