Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Musharaxyada Gudoonka Baarlamaanka oo Kulamo gaar gaar ah Muqdisho ka Wada iyo Digiin Cusub”

Xili barito ay ku beegan tahay maaalintii loo qorsheeyay inay Xildhibaanada Golaha Baarlmaanka Soomaaliya doortaan Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa warar soo Baxaya waxa ay sheegayaan in Dowladaha dariska la ah Soomaaliya ay ku lug leeyihiin Doorashada Dalka,

Dowladaha Dariska la ah Soomaaliya ee kenya iyo Itoobiya oo la Xaqiijiyay inay Isha ku hayaan Doorashooyinka ayaa loogu Baaqay inay faraha kala baxaan Qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya,

Musharax Madaxweyne Maxamed Cali Nuur America aya sheegay inaysan Cadaalad ahayn Doorasho ay isha ku hayaan oo ay ku dhex jiraan Dowlado Shisheeye shaqsiyaad matalaya kuwaasi oo la vrumeysan yahay inay shisheeyaha u adeegayaan,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sheekh Aadan Siiro”Wadamada Muslimiinta Qofku Isagoo Qaldan Ayaa Sacabka Loo Garaacaa”
- Dec 15, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=ksLBnBkL3f4
AKHRISO:-Dowladda Federaalka Somalia oo xoojineysa isla-xisaabtanka ciidanka XDS
- Dec 15, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola ...
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Soomaaliya loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal
- Dec 15, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo ...