Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Beelaha Hawiye oo ka hadlay Qaladaadkii ugu Badnaa ee Xukuumadii Shara’arke ay Gashay”

Digniin loo jeediyay Danjirayaasha Safaaradaha Soomaaliya ee Dibeda iyo Cabashada Soomaalida oo sii kordheysa kadib markii ay Cabashooyin kala duwan soo gudbiyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xabsi ku jirta,

Waaxaa ay dhalinyaradaasi eedeeyn Kulul u jeediyeen Safiirka Dowlada Soomaaliya oo ay ku sheegeen inuusanm kala hadlin Cabashooyi9nka ay Qabaan,

Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha hawiye Xaaji Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay Dowladu kula Xisaabtami doonto ku takri falka Awoodeed ee ka muuqanaya Safiirada Soomaaliya ee Dalalka Dibada,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland oo somaliland hanjabaad udiray isagoo sheegay inaan Doorasho ka dhacayn Sool iyo Sanaag
- Aug 20, 2017
Cabdixakiin Camey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa wacad ku maray inaysan doorashooyin Somaliland ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan dalxa oo ka hadlay maamulada Dalka oo Dawlado gaar ah ismooday
- Aug 20, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in ujeedkii iyo hadafkii laga lahaa nidaamka Federaalka ...
SAWIRO:-Wasiir Xoosh oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka
- Aug 20, 2017
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen ...