Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Xiisado Siyaasadeed ka dhashay Xil ka Qaadista Madaxdii Hiiraan oo ka Taagan baladweyne”

Muran Siyaasadeed oo ka dhashay Go’aanada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa ka taagan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaasi oo uu ku sugan yahay Wafdiga Madaxweynaha Maamulkaasi,

Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble oo ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Xil ka qaadis ku sameeyay ku dhawaad 8-Xubnood oo ka tirsanaa mamulka Hiiraan tan iyo markii la doortay,

Waxaana arintaasi ay Muran Siyaasadeed ka dhex Abuurtay Beelaha Gobolka Hiiraan oo dhaliishan inta badan dhaq dhaqaaqyadii Siyaasadeed ee Madaxweynaha Hirshabelle uu ka sameeyay Magaalada Baladweyne,

Raga uu Xilka ka qaaday Madaxweynaha tan iyo markii la Doortay waxaa ka mid ah Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ahaa Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan kaasi oo isaga oo aan Ogeyn uu Madaxweynaha Xilka ka qaaday,

Si kastaba ha ahaatee dhawaan ayaa la filayaa inuu soo magacaabo Golaha Wasiirada Maamulkaasi oo dhawan uu soo magacaabistooda Owgeed waqti dheerad ah uga Dalbaday Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo u kordhiyay ilaa 60-cish oo dheeraad ah,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...