Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Kulamo Xasaasi ah oo looga Hadlay Doorashada Gudonka Baarlamaanka iyo Dambiile-yaal is Sharaxay”

Musharaxyada Gudoonka Baarlmaanka oo Muqdisho ka wada Kulamo gaar gar ah oo looga hadlayo Doorashada xili ay barito ku beegan tahay maalinta loo qorsheeyay inay doortaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Gudoomiyaha Golahaasi,

Eng Sxmed Salaad Ow-Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolka Galgaduud ayaa asheegay inay jiraan shaqsiyaad Dalka Dambiyo Qaran ka Galay kuwaasi oo u sharaxan madaxtinimada Soomaaliya,

Waxa uu ka Digay inuu Mas’uuliyad u tartamo shaqsi Dalka Dambi ka Galay oo u baahan in Maxkamad la soo Taago si loo Xisaabiyo Eedeymaha loo hayo kuwasi oo ay ka mid yihiin Siyaasiyiin Caan ah,

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed,Brof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Dambiile yaasha Qaran,

.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Xasan Sheekh Maxamuud oo Baaq u diray Madaxda Dowlada Soomaaliya
- Oct 16, 2018
Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada talada ...
Shabaab oo weerar ku qaaday magaalada Jowhar
- Oct 16, 2018
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay weerar kedis ah ku qaadeen ...
DAAWO:-G/Gobolka Banaadir iyo Madaxa UNHCR ee Bariga Afrika oo ka wada hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha
- Oct 16, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...