Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Aabe Cali Faarax Maxamed oo ku nool Magaalada Caabudwaaq ayaa Codsaday in Caafimaad Dibada ah loogu qaado Gabar yar oo uu dhalay

Aabe Cali Faarax Maxamed oo ku nool Magaalada Caabudwaaq ayaa Codsey in Caafimaad Dibada ah loogu qaado Gabar yar oo uu dhalay oo la xanuunsan dab Gubey jirkeeda

WALAL CAAWI QOYSKAAN DHIBANAHA AH ALLE AYAA KAA AJARSIINE

Telfoonadaan kala xiriir Dadka Gacanta ku haya Ilmahaan Gubtay

00252615550910 Jawaahir Axmed Urur

00252615589183 Dahabo Xaashi

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...