Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Barnaamij xasaasi ah oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo Xildhibaano

Barnaamijkan waxaanu ku soo qaadan doonaa guud ahaanba Xiisadaha Siyaasadeed ee ku sii Xoogeysanaya Madaxda maamulka Galmudug.

Waxa uu idinkaga Imaanayaa Xarunta Warbaahinta Saadaalnews ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa soo saaray Wariyaha Saadaalnews Cabdirisaaq Cali Aadan (Jeesteeye)

Waxaa Idinla Socodsiinaya Wariyaha Saadaalnews ee Muqdisho Maxamed Daahir (Dagane)

Marka aad dhageysataan Barnaamijkan Fikradaha idinkaga Baxaya ug qeyb Qaata oo ku soo Qora qeybta hoose.

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-DHAGEYSO+SAWIRRO:-Dood Qaran Xiriirka iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada
- Oct 19, 2018
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo ...
DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka Soo Horjeestay Xeerka Jinsiga Ee Wasaaradda Haweenka ay Golaha Wasiirada Horgeysay
- Oct 19, 2018
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa  ka Soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo baaq culus u jeediyay Wasiiradda xukuumadda RW Khayre
- Oct 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee ...