Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:-Muxuu Murashax Cabdiqaadir Cosoble oo la kulmay xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay deeganada Puntland u sheegay?

Murashax Cabdiqaadir Cosoble ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay xildhibaanada labada aqal ee la soo doortay magalada Garowe ee Xarrunta maamulka puntland

C/qaadir Cosoble oo ka hor hadlay xildhibanada ayaa ka dalbaday in ay codka siiyaan waqtiga doorashada si’uu unoqdo madaxweynaha Soomaaliya asgoona dhanka kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka

dhankale  mid kamid ah xildhibaanada laga soo doortay deeganada maamulka Puntland oo goobta kahadlaya ayaa sheegay in murashax Cosoble uu yahay shaqsi mudan qashada xilka mdaxtinimada Soomaaliya

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka C/qaadir Cosoble

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...