Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:Aqoonyahan Anwar Diiriye oo si Faahfaahsan Uga Hadlay Sida Lagu Heli Karo Hogaamiye Wanaagsan

Ummad walba oo aduunka ku nooli waxay u baahan tahay iney hesho hogaamiye wanaagsan oo ku hogaamiya tubta toosan ee ay horumar ku gaari karaan sinaan iyo cadaaladna ku dhaqa.hadaba hogaamiyayaasha dalalka aduunyadu waxay u qaybsamaan kuwo Boqortooyo ah ,kuwo la doorto iyo kuwo xoog ku qabsada hogaanka ,Si hadaba ay bulsho ka mid ah bulshooyinka aduunku u hesho hogaamiye wanaagsan waxaa haboon in laga helo hogaamiyahaasi arimaha soo socda sida uu qabo Aqoonyaha Anwar Maxamed Diriye.

 

Weriye  Dhegood

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Wasiirka Gargaarka Drs. Maryan Qaasim Axmed oo booqasho ku tagtey magaalooyinka Doolow iyo Waajid
- May 26, 2017
Wafti ay hoggaaminayso Wasiirka Maaraynta Masiibooyinka Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa gaarey magaalooyinka Doolow ...
DAAWO SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Doxa kulan kula qaatey Amiirka Qatar
- May 26, 2017
Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay maanta magaalada Doxa ee dalka Qadar Amiirka ...
DHAGEYSO:-Askar Kenya u dhashay oo Qarax Lagu Dilay & shabaab oo sheegtay
- May 25, 2017
Laba askari oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay ...